Si go’aan leh u dhahaya

Mararka qaarkood waxaa imaanaya walaalkey iga yar, wuxuuna doonayaa in aan hab siiyo mar walba marka aan wax daawanayo.
Mararka qaarkood wey dhib badantahay.
Iska illaw
Walaalkey iga yar wuxuu caadi ahaan daawadaa filin uu ku dhawaad maalin walba daawado, taasina wey dhib badantahay maxaa yeelay wuxuu billaabaa in uu ooyo isla marka uu dhammaado.
Markaas waxaa loo baahanyahay oo keliya in leyska illaabo.
Dollin
Waa wax xiiso badan marka uu walaalkeyga iga yar doonayo in aan isaga dolliyo – markaasna taa waan sameeyaa.
Waa wax aad u xiiso badan..
Ku dheh
Marka aan kursiga dheer ku jiifo caadi ah walaalkeyga iga yar wuu ii yimaadaa, wuxuuna dhahaa ''i dolli!''.
Mararka qaarkood wey dhib badnaan kartaa, laakiin haa ...
Subax kasta walaalkey iga yar dhakhsi ayuu u soo kacaa, wuxuu kiciyaa waalidkey, wuxuuna dhahaa: ''maanta waan faraxsanahay!''.
Markaas waxay dhahaan: ''wey fiicantahay markaa''.

/Widar, 11 sano

Senast uppdaterad 2022-06-02 av Peter Eriksson, ansvarig utgivare Lennart Magnusson